somali39

somali39

Joined Member # 1283401
0 Posts 1 Replies 82 Reputation

Warar aan la xaqiijin oo ka soo baxey magaalada hargeysa ayaa sheegaayo inmaamulayaasha Somaliland ay gacanta ka galiyeen laba ka mid ah 5 tii nin ee ay u qabteen weerarkii lagu qaadey shaqaalihii hay’adda GTZ bartamihii bishii marso ee tagtey ciiddamada mareykanka ee ku sugan dalka jabuuti Sidda warku sheegaayo xiriir dheh marey labada dhinac ayey maamulayaashua Somaliland ugu ogolaaden in su’aalo la weydiiyaan isla markaane ay xaunt

0 Replies 1,773 Views